Home Wararka Caalamka Dhowr qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla Örebro

Dhowr qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla Örebro

0

Toogasho ayaa ka dhacday maanta dugsiga Risbergska ee Örebro. iyadoo ay ku dhaawacmeen dhoor qof.

Dhacdadan ayaa dhacday abaaro 12:33 p.m xili lagu jiray waxbarashada waxana halkaasi ku dhaawacmay shan qof sida ay sheegeen warbaahinta gudaha

Sida laga soo xigtay saraakiisha Booliska nin hubeysan ayaa rasaas ku furay afaafka hore ee dugsiga taasi oo keentay dhawaca iyo dhimashada.

Musiibadan ka dib, maamulka deegaanku waxa ay kordhiyeen sugidda ammaanka dugsiyada u dhow, waxaana la sameeyay adeegyo la-talin dheeraad ah oo ay heli karaan ardayda, shaqaalaha iyo qoysaskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here