Dawladda UK ayaa cambaareysay dagaalkii ka dhacay Raaskambooni, waxayna sheegtay in ay ahaayeen wax laga baaqsan karay oo macaash siyaasadeed laga raadiyey aag uusan jirin.
Dhacdooyinkan ayay sheegtaybin ay Amniga Jubbaland khatar ku yihiin Soomaaliya, ayna suuragal tahay in ay arrintan kooxaha Argagixiso ka faa’iideystaan.
UK, ayaa kubaaqday wada hadal iyo miiska wada xaajoodyada in lagu xaliyo kala aragti duwanaanta siyaasadeed.