Home Wararka Maanta Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah

0

Mideysan ee Hay’adaha Dowladda, taas oo lagu xoojinayo isla-xisaabtanka iyo tayeynta adeegyada ay dowladdu siiso shacabka.

Ugu dambeyntii, Golaha Wasiirrada ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in darajada safiirnimo loo dallacsiiyo laba mas’uul oo kala ah Aadan Isaaq Cali iyo Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdimannaan.

Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoojinayso xiriirka caalamiga ah, dib-u-habaynta hay’adaha dowladda, iyo horumarinta adeegyada bulshada.