Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ma dhabaa ib Ciidamada Gor Gor Qaarkood u Gacan galeen Jubaland?

Ma dhabaa ib Ciidamada Gor Gor Qaarkood u Gacan galeen Jubaland?

0

“42 askari oo Gogor katirsan ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Jubaland, si wanaagsan ayaana loola dhaqmi doonaa Insha allah, cawaaqibka ka dhasha colaadda laga hurinayo Jubaland waxaa mas’uuliyadeeda qaadi doono Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Xamza Cabdi Barre,” ayuu yiri Wasiirka warfaafinta Jubaland C/fitaax Mukhtaar.