Home Wararka Maanta Midowga Yurub oo Itoobiya Kusoo Rogay Shuruud adag oo Itoobiyaanku ka Naxeen

Midowga Yurub oo Itoobiya Kusoo Rogay Shuruud adag oo Itoobiyaanku ka Naxeen

0

Midowga Yurub ayaa joojiyey in ay Visaha dal kugalka siiyaan Baasaboorka dalka Itoobiya, waa cunaqabateyn adag oo ay soo rogeen Midowga Yurub, taas oo saameyn xoogan yeelan doonta dadka Itoobiyaanka.

Talaabadan EU ee cusub, kahor Addis Ababa ayaa horey dhammaan Muwaadiniinta Yurub baasabooradooda wata kusoo rogtay sharuudo ad adag, marka ay soo dalbanayaan Visaha Itoobiya.

Dalka Itoobiya Waxaa Haatan kasocda Dagaal Qowmiyadeed aad udaran kaaso oo Xataa Amaanka Caasimada  Adisabab Qatar Galiyay.

Abiya Axmed ayaana Wahahaaya Xiligiisii ugu Adkaa kaas oo isku dayaaya inuu Dofaacdo Magaalada Adisababa Xili Qaybaha Kala ee Dalka Itoobiya Wajahaayaan dagaalo Qaraar.

Previous articleDuqeyn lagu dilay dad iyo boqolaal neef oo Geel ah oo ka dhacday Deegaanka Mellit
Next articleWaa Sidee Xaalada Goobihii ay shalay ku Dagaalameen Beelaha Dir iyo Mareexaan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here