Home Wararka Maanta Taliye Shub “Wasarada Cadaalada waan idin ogolnahay in wixii aan keenay aad...

Taliye Shub “Wasarada Cadaalada waan idin ogolnahay in wixii aan keenay aad isku sawirtaan balse hana gaarsiinina isku sawiri maysaan in aan idin dhahno”

0

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jen, Mahad Cabdiraxmaan Aden (Jen, Shub) ayaa uga digay wasaaradda Cadaaladda ee XFS falalkeeda uu sheegay in ay doonayso in lagu burburiyo ciidamada Asluubta, lays kagana horkeenayo nidaamka dawliga ah.

Jen, Shub ayaa sheegay in warkiisa gaaban yahay oo hordhac yahay, loona baahan yahay in aan lagu kalifin in uu wax badan sheego, wuxuu sheegay in shirka 3-da maalin kasocda Muqdisho ee looga hadlayo Arrimaha ciidanka Asluubta uusan sharci aheyn, oo aysan dhammaan Taliska waxba ka ogeyn.

Taliye Shub ayaa yiri “Wasarada Cadaalada waan idin ogolnahay in wixii aan keenay aad isku sawirtaan balse hana gaarsiinina isku sawiri maysaan in aan idin dhahno”.

Previous articleMarkab Xamuul oo ka shiraacday Dekad kutaalla Jabuuti oo Gantaalo lagu weeraray
Next articleAgaasimaha Sirdoonka Dalka Turkiga oo Muqdisho Soo Gaaray Kadib laba Sanoo ooo….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here