Home Wararka Maanta Xasan shiikh oo Gaaray DalkanEreteeriya (Sawiro)

Xasan shiikh oo Gaaray DalkanEreteeriya (Sawiro)

0

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa tagay Eritrea, isagoo halkaas kula kulmaya caawa dhigiisa Afwerki, oo ay ka wada hadli doonaan iskaashiga 2-da dal iyo Xaaladda Geeska Afrika.

Waa safarkii 6-aad oo MW Xassan ku tago Eritrea iyo imaanshihisii xukunka 2022.

Previous articleBooliiska oo ka hadlay howlgalkii burburinta ee xaafada Dabdamiska
Next articleBeelaha Sacad iyo Laylkase Heshiis Hordhac ah Gaaray Kadib dagaalo Faraha Looga Gubtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here