Home Wararka Maanta Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo berri booqanayo waddan ku yaalla Afrika

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo berri booqanayo waddan ku yaalla Afrika

0

Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters,dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa booqan doona dalka Masar 20-ka June.

taasoo qayb ka ah socdaal uu ku marayoDalalka Kala Ah Urdun iyo Turkiga.

Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi si ay uga wadahadlaan arrimo ay ka mid yihiin saameynta dagaalka Ukraine uu ku yeeshay gobolka.

iyo u diyaar garowga safarka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku tagi doono Sacuudiga bisha soo socota, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen Reuters.

Previous articleKenya oo Shaacisay Xiliga Rasmiga ah ay Bilaabayso Dhoofinta Khaadka ee Soomaaliya
Next articleQof dumar ah oo markii koowaad madaxweyne ku sime ah ka noqotay Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here