Dowladda Shiinaha oo shaqaalaha diyaaradaha ku amartay in ay xafaayad xirtaan
Waaxda diyaaradaha ee Shiinaha ayaa usoo jeedisay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo[Read More…]
Waaxda diyaaradaha ee Shiinaha ayaa usoo jeedisay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo[Read More…]
Waxaa xalay lagu fuliyay xabsiga Terre Haute ee gobolka Indiana xukun dil ah kaas oo lagu qaaday Brandon Bernard oo[Read More…]
Dalka Morocco ayaa noqday dalkii ugu dambeeyay oo ka tirsan Jaamacadda Carabta isla markaana ogolaada inuu xiriir diblomaasiyadeed la yeesho[Read More…]
Biladda caanka ah ee Nobel-ka ee sannad kasta dhammaadkiisa laga baxsho dalka Norway ayaa waxaa sannadkan la guddoonsiiyay hay`adda cuntada[Read More…]
R/wasaaraha xilka ka dagay ee dalkaasi Lubnaan Hassan Diab iyo saddex wasiir oo ka mid ah wasiirradiisa ayaa lagu soo oogay[Read More…]
Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay[Read More…]
Kadib in ka badan 20 bilood oo ay fadhiday diyaaradda Boeing 737 Max ee fadeexadda farsamo ku habsatay ayaa waxaa[Read More…]
Qaar kamid ah shaqsiyaadkii ku lugta lahaa dilkii Saynisyahankii ugu sareeyay Iran ee Nukliyeerka ayaa la xiray. xussein Amir Cabdollahian,[Read More…]
“Nin addunyo joogow, maxaa aragti kuu laaban”. Gabar yar oo loo bixiyay magaca Molly Gibson, islamarkaana dhalan muddo bil ah[Read More…]
Xanuun aan weli la aqoonsan, ayaa boqollaal ruux ku soo ritay dalka Hindiya, dhammaadkii todobaadkii tegay oo keliya. Mas’uuliyiinta caafimaadka[Read More…]
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidankeeda ay rasaaseeyeen shaqaalo ka tirsan Qaramada Midoobay, kaddib marki ay shaqaalahani ka gudbeen laba[Read More…]
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Talaadadi gaashaanka ku dhufatay, isku daygi ugu danbeeyay ee ay Xisbiga Jamhuuriga ku rabeen in[Read More…]
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa xoghayaha difaaca u magacaabay janaan Lloyd Austin oo haatan howl gab ah.[Read More…]
Dowladda Iran ayaa ka laabatay hadalkeedii hore ee dilka khabiirkooda dhanka nukliyeerka Mohsen Fakhrizadeh kaas oo ay horay u sheegtay[Read More…]
Dowladda Soomaaliya ayaa amar kusoo rogtay dadka ku safra Baasaboorka Kenyaanka ah ee doonaya in ay soo galaan gudaha Soomaaliya.[Read More…]
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trump ayaa booqday Sabtidii Shalay gobolka muhiimka ah ee Geoorgia si uu ugu ololeeyo laba Senator oo[Read More…]
Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa shaacisay in madaxweyne Trump uu dalbaday in ku dhawaad dhammaan ciidamada Mareykanka laga soo[Read More…]
Sarkaalka ugu sarreeya sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in Shiinuhu uu tan iyo Dagaalkii Labaad ee Adduunka uu ahaa “halista ugu[Read More…]
Wafuudda dhinacyada isku haya Afghanistan ayaa ku dhawaaqay Arbacadii inay ku heshiiyeen hannaanka wada-hadallooda nabadeed ee lagu soo afjarayo dagaalka[Read More…]
Sida ay xaqiijiyeen booliiska Magaalada Tier oo ku taala galbeedka Jarmalka, shan qof ayaa dhimatey, dhowr iyo toban qofna wey[Read More…]
Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday jaamacad ku taalla[Read More…]
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya, halka safiirka Kenya ee Soomaaliyana lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto.[Read More…]
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda ay si buuxda[Read More…]
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Jimcaha maanta ah mar kale meesha ka saaray wadahadal lala galo madaxda gobolka Tigray,[Read More…]
Mas’uuliyiinta Faransiiska ayaa shaqada ka joojiyay saddex sarkaal oo boolis ah kaddib markii ay kasoo dhex muuqdeen muuqaal muujinayao iyaga[Read More…]
Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha[Read More…]
Xaliima Aadan oo ku caan baxday xayeysiinta dharka iyo waxyaabaha kale, ayaa shaacisay inay ka hartay tartannada fashion-ka, maadaama uu[Read More…]
Bir meel dhul ah qotonta, oo waxa ay tahay la garan la’yahay ayaa lagu arkay saxaraha gobolka Utah ee dalka[Read More…]
Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga ayaa beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayey in ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu[Read More…]
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa kala hadlay boqor Salmaan-ka Sacuudiga sidii lagu xoojin lahaa xiriirka labada dal, oo aad[Read More…]
Ra’isal wasaaraha Itoobiya ayaa xoogagga TPLF u qabtay 72 saacadood iney dowladda isugu soo dhiibaan, xilli ay ciidamada dowladda Itoobiya[Read More…]
Sida uu qoray jaraa`idka kasoo baxa dalkaasi Sacuudiga ee Arab News ayaa waxaa xanuun u geeriyooday ku dhawaad laba bilood[Read More…]
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa Khamiista maanta ah noqday diblamaasigi ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda dhulka[Read More…]
Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sheegaya in howlgalka militari ee ka dhanka ah gobolka Wuqooyi ee Tigrey uu galay “Wajigii[Read More…]
Sacuudi Carabiya waxay “si araxan darro ah u weerari doontaa” kuwa halista geliya amnigeeda iyo xasiloonideeda, waxaa sidaas ku hanjabay[Read More…]
Wararka ka imaanaya caasimadda dalka Eritrea ee Asmara ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhaceen magaalada saacado uun kadib markii sarkaal[Read More…]
Laba magaalo oo ka tirsan gobolka Amxaarada ee Ethiopia ayaa gelinkii danbe ee Jimcaha gantaalo lagu garaacay, dowladda Ethiopia ayaa[Read More…]
Sida ay qorayaan warbaahinta Mareykanka waxaa howlgal qorsheysa oo ay fuliyeen sirdoonka Israel lagu dilay ku-xigeenkii ururka al-Qacida Abu Muhammad[Read More…]
Qareenka dowlad-goboleedka New York ee dalkaasi Mareykanka Letitia James ayaa maxkamad ugu hanjabtay madaxweynaha dalkaasi Donald Trump kaas oo sheegay[Read More…]
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in diidmada Trump uu diiday in uu ogolaado in doorashada[Read More…]