Norway

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

May 5, 2020

0 comments

Dibedda, Norway:

Sida soo shaac baxeysa Philip Manshaus oo ah ninkii weerarka fashilmay sano hore ka geystay masjidka al-Noor ee duleedka magaalada Oslo ayaa waxaa uu damacsanaa… Read More ›

NORWAY: Maal-qabeen xaaskiisa dilay oo muddo 2 sano ku dhow sirayay booliska oo la xiray

NORWAY: Maal-qabeen xaaskiisa dilay oo muddo 2 sano ku dhow sirayay booliska oo la xiray

April 29, 2020

0 comments

Dibedda, Norway:

Booliska dalka Norway waxaa ay shalay gelinkii hore ay xabsiga dhigeen nin maalqabeen ahaa kaa soo muddo labo sano ka hor xaaskiisa la waayay, uuna… Read More ›

NORWAY: Aabe soomaaliyeed iyo qoyskiisa oo uu ku wada dhacay cudurka coronavirus oo digniin diray

NORWAY: Aabe soomaaliyeed iyo qoyskiisa oo uu ku wada dhacay cudurka coronavirus oo digniin diray

April 1, 2020

0 comments

Norway, Xulka:

Farxan Cali Xalane (35-jir) oo ah aabe soomaaliyeed oo ku nool dalka Norway islamarkaana isaga iyo dhammaan qoyskiisa uu ku wada dhacay cudurka coronavirus ayaa… Read More ›

NORWAY: In ka badan 100 soomaali ah oo labo xaafadood dagan oo laga helay cudurka Coronavirus

NORWAY: In ka badan 100 soomaali ah oo labo xaafadood dagan oo laga helay cudurka Coronavirus

March 30, 2020

0 comments

Norway:

Sida ku cad warbixin caafimaad oo ku saabsan cudurka coronavirus oo ay soo saareen hay`adaha caafimaadka Norway ayaa waxaa lagu sheegay in ka badan 100… Read More ›

NORWAY: Haweeney farta qaniinyo looga gooyay gudaha masjidka Tawfiiq

NORWAY: Haweeney farta qaniinyo looga gooyay gudaha masjidka Tawfiiq

March 6, 2020

0 comments

Norway:

Dagaal gacan-ka-hadal ah oo shalay gelinkii dambe labo dumar ah ku dhex maray gudaha masjidka soomaalida ee Tawfiiq ayaa sababay in mid ka mid ah… Read More ›