Fannaanka reer Guinea ee lagu magacaabay Mory Kante ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaal dalkaasi kaddib markii ay lasoo darseen xanuuno uu horay u qabay. Kante ayaa ku geeriyooday da`da 70 sano jir.