
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay khilaaf soo kala dhex galay hey’adaha Qaramada Midoobay iyo Somaliland.
Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in aaney marnaba aqbaleyn in qorshe howleedka Qaramada Midoobay ay ugu talagashay dowladda federaalka Soomaaliya ay ka fuliyaan gobollada Somaliland.
Hadalka madaxweynaha ayaa daba socda kadib markii xukuumadda Somaliland ay shalay sheegtay in hakisay wada shaqeyntii ay la lahayd Hay’adda Qaramada Midoobay oo mashruucyo kala duwan halkaas ka fulin jirtay.
DHAGEYSO HADALKA BIIXI:
Akhriso sidoo kale...
Dowladda oo awaamiir adag oo la xiriira cudurka COVID-19 ku soo rogtay dalka
R/Wasaare Rooble oo bogaadiyey heshiiska shirka wadatashiga Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta
WASIIRKA AMNIGA: "- Mudaaharaad hub wata oo dad hubeysan ay wataan lama ogolaan karo"
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka: SA...