U.S. Representative Ilhan Omar (D-MN) introduces Democratic 2020 U.S. presidential candidate and U.S. Senator Bernie Sanders (I-VT) at a campaign event in Nashua, New Hampshire, U.S., December 13, 2019. REUTERS/Elizabeth Frantz

Wararka ka imaanaya gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ilhan Cumar ay mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib marki ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga.

Sidoo kale doorashadii Talaadada dhacday waxaa guulo kasoo hooyay, musharraxiin Soomaali ah oo u tartamayay kuraashta Golaha Deegaanka ee Gobolka Minnesota.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*