Waxaa maalmihii u danbeeyey kulan ugu socday Magaalada Muqdisho qaar ka mid mushariixiinta mucaaradka ah ee doorashada madaxtinnimada ee Soomaaliya.

Kulankaas oo ay sheegeen in ay kaga arrinsanayaan doorkooda ku aaddan doorashada dalka gelayo iyo walaacyo ay sheegeen in ay ka qabaan guddiyada doorashada e la magacaabay.

Shirkan oo galay maalinkiisii afraad ayaa waxay sheegeen in ay la kulmeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha Caalamka iyo guddoomiyaasha labada aqal ee soomaaliya, lana wadaageen shakigooda ku aaddan habka doorasho ee dalku gelayo.

One Comment

  1. WAX LALA YAABOW AYAAD MQLI NINKA LEEYAHAY MADAXWAEYNAHA

    NABD GALYO AYAAN KU SIINEEYNAA MUQDISHO SOOMAALIYA MA NIN

    FIYOOWBAA MASAGAA KUWEEYDIISTAY NABAD IN MUQDISHOO KU –

    JOOGO WAA NIN SOOMAALIYEED OO BOQLKII BOQOL SOMALI MUQDISHO AH GEELE WAA NIN CARUURTA OO KALE U CIYAARAAYO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*