Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo ku kufay jaran-jarta diyaarad uu raacayay

Madaxweye ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa ku kufay jaranjarta diyaaraddiisa Air Force Two xilli uu raacayay, kuna sii jeeday gobolka Wisconsin ee bartamaha dalkaasi Mareykanka.

Mr. Pence ayaa islamarkiiba ka booday kufidda, waxaana uu dib usoo eegay sagootiyayaashiisa oo uu suul kor ugu taagay taas oo uu ku muujinayay in uu ka badbaaday shilka.

VIDEO

Akhriso sidoo kale...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *