Askari Mareykan ah oo lagu magacaabo Thomas Payne ayaa biladda ugu sarreysa ee ciidamada ka haley madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kaddib markii sannadka 2015 uu dalka Ciraaq ku bad-baadiyay tobaneeyo maxaabiis u xirneyd ISIS.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*