Tababaraha caanka ah ee kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu isaga tago kooxda uu dadaalka badan soo geliyay ee Liverpool taas oo uu guulo waaweyn uu gaarsiiyay.

Mr. Klopp ayaa shaagay in uu kooxdaasi lasii joogi doono ilaa dhamaadka heshiiska oo ku eg sannadka 2024-ka.

Tababare Klopp ayaa ka nasan doona muddo sannad ah garoomada kubadda, marka uu dhammaado sheshiiska uu la galay Liverpool balse ma uusan shaacin waxa uu qaban dooni.

Waxa uu tababare u yahay Liverpool muddo sagaal sano ah, marka lagu daro afartan sano ee soo socota.