Nin dhallinyaro youtuber ah ayaa geeriyooday kadib markii la toogtay xilli uu diyaarinayay video uu ku jilaayay “dhac” islamarkaana uu doonayay in uu soo gashto kanaalkiisa Youtube.

Goobta uu shilkan ka dhacay ayaa lagu sheegay goob barxad gawaarida la dhigto taas oo ku taal xarunta Urban Air trampolinepark ee magaalada Nashville ee dalkaasi Mareykanka.

Youtuberka dhintay oo ay la socdeen dhallinyaro asxaabtiisa ah ayaa waxaa ay sheegeen in nin hubeysay oo gaari soo dhigtay barxadd xarunta ayaa waxaa uu la kulmay ninkan oo jilafa falka dhaca balse uu u qaatay in uu si run ah wax u dhacayay, dabadeedna toogtay.

Booliska oo gacanta ku dhigay ninka wax dilay ayaa ka hor qortay in uu isaga gacantiisa ku dilay ninka balse uu u qaatay nin burcad ah.

Ma ahan markii ugu horreysay oo Youtuber-leyda ay dhibaato kala kulmaan video-yada ay ku guubayaan bulshada dhexdeeda.

One Comment

  1. mohamed aden says:

    afsomaliga iska saxa saaxiibayaal marka aad wax qoreeysaan, waa muhiim in aad afka hooyo marka aad wax ku qoreeysaan aad si wacan u qortaan.
    mahad-sanidiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*