Maamul-goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay xaalad deg-deg ah oo abaareed, waxaana uu maamulka ka dalbaday beesha caalamka gargaar cunto iyo biyo, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters.

Cawil Maxamed Xirsi, Agaasimaha Gurmadka Deeqaha wasaaradda arrimaha gudaha, ayaay idaacadda VOA-da ka wareysanay arrintaas.

DHAGEYSO WAREYSIGA:

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*