Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Fransiiska Emmanuel Macron ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha Hamad International Airport ee dalkaasi Qadar.

Madaxweyne Marcon ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalkaasi Qadar oo gooni ay u faquuqeen xulufada Sacuudiga.

Garoonka ayaa waxaa kusoo dhoweeyay wasiir sare oo ka tirsan dowladda Qadar kaas oo lagu magacaabo Mohammed bin Abdullah Al Rumaihi, safiirka Qadar u fadhiya Fransiiska Dr. Khalid bin Rashid Al Mansouri iyo safiirka Fransiiska ee dalka Qadar Eric Chevallier.

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*