Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaggoo ku sii jeeda dalka Masar, halkaasi oo ay kaga qeyb gali doonaan shirka Ganacsiga Afrika oo lagu qabanayo magaaladda Sharma Shiikh.

Madaxweynaha ayaa waxaa safarkaan ku wehlinaya masuuliyiin ka tirsan xukuumadda, waxaa shirkan uu socon doonaa muddo saddex casho ah – 7 ilaa iyo 9 Bishaan December,waxaana lagu gorfeyn doonaa horumarka ganacsiga qaaradda Afrika.

Madax kale oo Afrikaan ah ayaa iyana lagu wadaa in ay shirkaasi ka soo qeyb galaan.

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*