Home Wararka Maanta Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo Xog Cusub kasoo Korartay

Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo Xog Cusub kasoo Korartay

0

Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe. Shirka Maamul Gobaleedyada oo dib udhac ku yimid 20 bishaan ayuu qeyb ka madaxdii ka cudurdaaratay shirka. Madaxweynaha Juabaland Axmed Madoobe iyo Xasan shiikh ayaa isku fahmiwayay lacag Sacuudiga ka Timid uu ka soo qatay Madaxweyne Xasan.

Axmed Madoobe ayaa ka hor shirka dalbaday in la siiyo qeyb ka mid ah lacagtaasi si ciidamada Jubaland oo muddo lix bilood ah mushaar qaadan usiiyo.

Laakin shirka inu imaado ayaa la hordhigay waa uuna ka cudur daaratay inuusan waqtigaa imaan karin. Maamulka Jubalandayaa wajahayo dhaqaalo xumo iyado ay dhawdahay isdoorashadii Axmed Madoobe.

Previous articleHay’adda SODMA Oo Ka Digtey Roob Daadad Wata Iyo Fatahaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here