Qarax ay ku dhaawacmeen ilaa afar ruux ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta basaska laga raaco Port Authority ee magaalada New York, Mareykanka, waxaana iminka goobta ku gadaaman ciidamada amniga oo baaritaanno ka wada.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*