Waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaranka lagu qoray in uu geeriyooday Jeneral Maxamed Sicid Xirsi Moorgan oo ahaa wasiirkii gaashandhiga dowladii kacaanka ee Siyaad Barre, balse jeneraalka ayaa farriin uu ku beeninayo warkaasi soo saaray.

KA DAAWO CALANKA TV

Leave a Reply

Your email address will not be published.