Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ugu horeyn Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqeynaya aaska Prof. Galeyr.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*