Nin shil mooto ku galay wadada oo lagu soo qaaday Ambalaas ayaa ka dhacay isaga iyo macal sariirtiisa albaabka dambe ee ambalaasta. Dhacdadan ayaa ka dhacday caasimadda dalka Thailand ee Bankok.