VIDEO: Siyaasi Ugandes ah oo hees uga digay cudurka Coronavirus

Siyaasi caan ka ah dalkaasi Uganda oo lagu magacaabo Bobi Wine ayaa soo saaray hees ay si layaab leh u qaadayaan isaga iyo saaxiibkiis Nubian, taas oo shacabka looga guubaabinayo halista cudurka Coronavirus uu leehay.

Akhriso sidoo kale...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *