Dacwad musuq-maasuq oo ka dhan ah r/wasaare Netanyahu oo ka furantay Israel

Dacwad musuq-maasuq oo ka dhan ah r/wasaare Netanyahu oo ka furantay Israel

May 24, 2020

0 comments

Dibedda:

Maxkamadeyn la xiriirta kiis musuqmaasuq ah oo ka dhan ah ra’iisul-wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa furantay maanta oo Axad ah. Waa ra’iisulwasaarihii ugu horreeyey ee… Read More ›

VIDEO: Daawo qaabka ay isu bad-baadiyeen shaqaale ka shaqeynayay markab kiimiko sida oo ku qarxay

VIDEO: Daawo qaabka ay isu bad-baadiyeen shaqaale ka shaqeynayay markab kiimiko sida oo ku qarxay

May 24, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

The crew of a chemical tanker managed to jump off the boat after it exploded on the Yangtze River in eastern China.

AXMED KARAASH: ” – Aniga iyo madaxweyne Deni hadda salaanta iskama qaadno”

AXMED KARAASH: ” – Aniga iyo madaxweyne Deni hadda salaanta iskama qaadno”

May 24, 2020

0 comments

Gudaha:

Waxaa soo shaac baxay khilaaf maalmahanba la hadal hayay inuu u dhexeeyo madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash). Khilaafkooda… Read More ›

VIDEO: Fannaankii heesaha afrikaanka caalamka gaarsiiyay oo geeriyooday

VIDEO: Fannaankii heesaha afrikaanka caalamka gaarsiiyay oo geeriyooday

May 23, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Fannaanka reer Guinea ee lagu magacaabay Mory Kante ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaal dalkaasi kaddib markii ay lasoo darseen xanuuno uu horay u… Read More ›

Soomaaliya oo maanta si kala qeybsan looga ciiday

Soomaaliya oo maanta si kala qeybsan looga ciiday

May 23, 2020

0 comments

Gudaha:

Xilli uu jahwareer ka taagnaa iclaaminta dhalashada bisha shawaal ilaa xalay saqdii dhexe xilliga Muqdisho ayaa waxaa mar qura la sheegay in laga arkay bisha… Read More ›

Madaxweynaha Tanzania oo sheegay in cudurka coronavirus ay kaga hortageen “salaad iyo duco”

Madaxweynaha Tanzania oo sheegay in cudurka coronavirus ay kaga hortageen “salaad iyo duco”

May 23, 2020

0 comments

Dibedda:

Warbaahinta caalamka ayaa qabsatay hadal uu dhawaan jeediyay madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli kaas oo sheegayay in ay kaga hortageen cudurka coronavirus ee caalamka faraha… Read More ›

JARMALKA: Kaniisad u ogolaatay muslimiinta in ay masjid ahaan ugu tukadaan sababo la xiriira cudurka corona

JARMALKA: Kaniisad u ogolaatay muslimiinta in ay masjid ahaan ugu tukadaan sababo la xiriira cudurka corona

May 23, 2020

0 comments

Dibedda:

Kaniisad ku taal caasimadda dalkaasi Jarmalka ee Berlin ayaa albaabada u furtay dadka muslimiinta ah si ay ugu adeegsadaan masjid ahaan sababo la xiriira sharciga… Read More ›

VIDEO: Kaamero qabatay diyaaraddii ku dhacday dalka Pakistan

VIDEO: Kaamero qabatay diyaaraddii ku dhacday dalka Pakistan

May 23, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Investigators are at the scene of a deadly plane crash in Karachi, Pakistan. Miraculously, at least two passengers survived. Imtiaz Tyab reports.

Ruux ka bad-baaday shilkii diyaaradda Pakistan oo ka warramay sida ay wax u dhaceen

Ruux ka bad-baaday shilkii diyaaradda Pakistan oo ka warramay sida ay wax u dhaceen

May 23, 2020

0 comments

Dibedda:

Mid ka mid ah dadki shilka diyaaradeed ee ka dhacay magaalada Karachi ee dalka Pakistan ka badbaaday oo ka warramay sida uu shilka u dhacay… Read More ›

Mareykanka oo heshiis muhiim ah uga baxaya Ruushka dartiis

Mareykanka oo heshiis muhiim ah uga baxaya Ruushka dartiis

May 22, 2020

0 comments

Dibedda:

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu ka baxayo heshiiska muhiimka ee oggolaanayey diyaaradaha aan hubeysneen iney hawada waddamada heshiiska saxiixay ay si xor ah u… Read More ›

GAWOOWE: Madaxweyne Deni oo iska diiwaangeliyay urur-siyaasadeed cusub

GAWOOWE: Madaxweyne Deni oo iska diiwaangeliyay urur-siyaasadeed cusub

May 22, 2020

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah isaga diiwaangeliyey urur Siyaasadeedka Kaah. Madaxweynaha ayaa xarunta ururka waxaa kusoo dhoweeyay Guddoonka… Read More ›

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo warbixin ku aadan Soomaaliya dhageystay

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo warbixin ku aadan Soomaaliya dhageystay

May 22, 2020

0 comments

Dibedda:

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta sharciga… Read More ›

Xukuumadda Falastiin oo ka baxday dhammaan heshiisyadii ay la gashay Mareykanka iyo Israel

Xukuumadda Falastiin oo ka baxday dhammaan heshiisyadii ay la gashay Mareykanka iyo Israel

May 20, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas ayaa shaaca ka qaaday in xukuumaddiisu ay ka baxday dhammaan heshiisyadii ay la gashay Mareykanka iyo Isreal, sababo la xiriira qorshaha… Read More ›

Maxkamadda ICJ oo mar saddexaad dib u dhigtay dacwaddii muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamadda ICJ oo mar saddexaad dib u dhigtay dacwaddii muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

May 19, 2020

0 comments

Dibedda:

Garsoorka maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya… Read More ›

Trump oo mar kale u “hanjabay” hay`adda caafimaadka adduunka ee WHO

Trump oo mar kale u “hanjabay” hay`adda caafimaadka adduunka ee WHO

May 19, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa markale ugu hanjabay in uu dhaqaalaha uu dalkiisa siiyo hay`adda caafimaadka adduunka ee WHO ka jaranayo ilaa abid sababo… Read More ›

Norway

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

May 5, 2020 0 comments

Sida soo shaac baxeysa Philip Manshaus oo ah ninkii weerarka fashilmay sano hore ka geystay masjidka al-Noor ee duleedka magaalada Oslo ayaa waxaa uu damacsanaa… Read More ›

Sport

Koox taageerayaal boonbale ah soo saftay garoon kubadeed iyo fadeexad ka raacday

Koox taageerayaal boonbale ah soo saftay garoon kubadeed iyo fadeexad ka raacday

May 19, 2020 0 comments

Koox ka dhisan dalkaasi Kuuriyada Koonfureed oo lagu magacaabo FC Seoul ayaa ku ceebowday ciyaar ay la ciyaareysay naadiga Gwangju FC kadib markii ay garoonka… Read More ›