HEADLINE

(COMBO) This combination of pictures created on March 17, 2021 shows
US President Joe Biden(L) during remarks on the implementation of the American Rescue Plan in the State Dining room of the White House in Washington, DC on March 15, 2021, and Russia's President Vladimir Putin  during his working visit to Ivanovo, a town some 300 km outside Moscow, on March 6, 2020. - US President Joe Biden said he agrees with the assessment that his Russian counterpart Vladimir Putin is a "killer." In an interview with ABC News broadcast on March 17, 2021, Biden said Putin would "pay a price" for trying to undermine his candidacy in the US 2020 election as alleged in a new US intelligence report.Asked if he thought Putin, who is accused of being ruthless with his opponents, is "a killer," Biden said, "I do." (Photos by Eric BARADAT and Alexey NIKOLSKY / various sources / AFP)

US: Maamulka madaxweyne Biden oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay Ruushka

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka isagoo ka jawaabaya waxa uu ku sheegay weerarrada dhanka[Read More…]

April 16, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Dowladaha Mareykanka iyo Ingriiska oo ka horyimid muddo kororsiga, kuna hanjabay cuna-qabateyn

Dowladaha Mareykanka iyo Ingriiska oo ka horyimid muddo kororsiga, kuna hanjabay cuna-qabateyn

Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay madaxda Soomaaliya in ay saari doonto cuna-qabateyn iyo in laga xannibi doono dal kugalka Mareykanka,[Read More…]

April 14, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay sharciga doorashooyinka ee uu baarlamaanka meel mariyay

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay sharciga doorashooyinka ee uu baarlamaanka meel mariyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya[Read More…]

April 12, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
Xil-ka-qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir Saadaq Joon iyo mid cusub oo la magacaabay

Xil-ka-qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir Saadaq Joon iyo mid cusub oo la magacaabay

War qoraal ah oo goor-dhow kasoo baxay xafiiska taliyaha booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday taliyaha booliska[Read More…]

April 12, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
12-April: Madaxweyne Farmaajo oo farriin ku aadan sannadgurada ciidamada xoogga diray

12-April: Madaxweyne Farmaajo oo farriin ku aadan sannadgurada ciidamada xoogga diray

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Assalaamu-Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Mudaneyaal iyo Marwooyin Waxaa sharaf weyn ii ah maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka[Read More…]

April 12, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
JABUUTI: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo boqolkiiba 98.5 helay codadka doorashada

JABUUTI: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo boqolkiiba 98.5 helay codadka doorashada

Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti. Wasiirka arimaha gudaha, Muumim Axmed Sheekh, oo goor dambe oo[Read More…]

April 10, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Seyga boqoradda Ingriiska Prince Phillip oo geeriyooday

Seyga boqoradda Ingriiska Prince Phillip oo geeriyooday

Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham. Amiirka[Read More…]

April 9, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Masar oo hanjabaad cusub u dirtay Ethiopia kadib fashilkii wada-hadallada

Masar oo hanjabaad cusub u dirtay Ethiopia kadib fashilkii wada-hadallada

Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista dagaal ka dhasha biyo-xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile-ka[Read More…]

April 8, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Boqorka dalka Urdun oo afgambi uga shakiyay xubno ka tirsan qoyskiisa, xabsina u taxaabay

Boqorka dalka Urdun oo afgambi uga shakiyay xubno ka tirsan qoyskiisa, xabsina u taxaabay

Amiirkii mar ahaan jiray dhaxal sugaha taajka boqortooyada Urdun, ayaa sheegay in xabsi guri lagu soo rogay taas oo qayb[Read More…]

April 4, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo maxkamad lala tiigsaday

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo maxkamad lala tiigsaday

Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore[Read More…]

April 1, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Weerar ismiidaamin oo lala eegtay kaniisad ku taal dalka Indonesia

Weerar ismiidaamin oo lala eegtay kaniisad ku taal dalka Indonesia

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay afaafka hore ee kaniisad ku taal magaala Makassar ee dalkaasi[Read More…]

March 28, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
32 ruux oo ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka Masar: SAWIRRO

32 ruux oo ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka Masar: SAWIRRO

Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa ka dhashay labo tareen oo isku dhacday dalkaasi Masar, waxaana uu shilkani ka dhacay maanta[Read More…]

March 26, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
C/RASHIID JANAN: ” – Coladdii u dhaxeysay Jubaland iyo dowladda federaalka waa soo af-jarantay”

C/RASHIID JANAN: ” – Coladdii u dhaxeysay Jubaland iyo dowladda federaalka waa soo af-jarantay”

Wasiirka amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur “Janan” ayaa ka hadlay heshiiska uu la gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sabahaha[Read More…]

March 24, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
SWEDEN: Fannaan somali-swedish caan ah oo loo xiray afduubka heesaa kale

SWEDEN: Fannaan somali-swedish caan ah oo loo xiray afduubka heesaa kale

Yasin Abdullahi Mahamoud oo ah 23-jir asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya islamarkaana ku heesa afka swedish-ka ayay booliska dalkaasi[Read More…]

March 24, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
21-jir carab ah oo loo qabtay weerarkii 10-ka ruux lagu dilay dalka Mareykanka

21-jir carab ah oo loo qabtay weerarkii 10-ka ruux lagu dilay dalka Mareykanka

Booliska gobolka Colorado ayaa soo bandhigay muuqaalka iyo magaca nin asal ahaan carab ah kaas oo lagu eedeynayo in uu[Read More…]

March 24, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Weerar 10 ruux lagu dilay oo ka dhacay dalka Mareykanka

Weerar 10 ruux lagu dilay oo ka dhacay dalka Mareykanka

Inta la xaqiijiyay 10 ruux ayaa ku dhimatay oo mid ka mid ah uu yahay nin boolis ah oo kusoo[Read More…]

March 23, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
Deni iyo Axmed Madoobe oo aan ka qeyb-gelin shirkii maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Deni iyo Axmed Madoobe oo aan ka qeyb-gelin shirkii maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Sida uu sheegay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Cusmaan Abuukar Dubbe, waxaa maanta ka furmay xarunta Afisyoone Center shirkii loo ballansanaa[Read More…]

March 22, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka[Read More…]

March 22, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE
US: Maamulka Miami Beach oo qaati ka taagan arday xaflado u ooman iyo bandow lagu soo rogay magaalada: SAWIRRO

US: Maamulka Miami Beach oo qaati ka taagan arday xaflado u ooman iyo bandow lagu soo rogay magaalada: SAWIRRO

Maalinkii labaad waxaa iska-hor-imaad uu dhex marayaa arday xaflado u ooman iyo booliska magaalada Miami Beach kadib markii gobolkaasi Florida[Read More…]

March 22, 2021 0 comments Dibedda, HEADLINE
DENI: “Dowladdu waxa ay ciidamo soo dhoobeysay xalay ilaa saakay halka aan ka daggannahay Muqdisho”

DENI: “Dowladdu waxa ay ciidamo soo dhoobeysay xalay ilaa saakay halka aan ka daggannahay Muqdisho”

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillahi Deni ayaa sheegay in aanay war u heyn shirka berito la sheegay inuu ka furmayo teendho[Read More…]

March 21, 2021 0 comments Gudaha, HEADLINE