Dibedda

Dowladda Fransiiska oo malaayiin lacag ah ku ganaaxday Google

Dowladda Fransiiska oo malaayiin lacag ah ku ganaaxday Google

June 7, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Fransiiska ayaa 220 milyan oo euro ku ganaaxday shirkadda internet-ka ee Google kadib markii lagu helay dambi ah in… Read More ›

Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay koonfurta dalka Pakistaan

Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay koonfurta dalka Pakistaan

June 7, 2021

0 comments

Dibedda:

Labo tareen oo ah kuwa rakaabka qaada ayaa isku dhacay koonfurta dalka Pakistaan waxaana ku dhintay 30 qof, halka kuwa… Read More ›

Hoggaamiyihii kooxda Boko Haram ee dalka Nigeria Abubakar Shekau oo “is-dilay”

Hoggaamiyihii kooxda Boko Haram ee dalka Nigeria Abubakar Shekau oo “is-dilay”

June 7, 2021

0 comments

Dibedda:

Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay cod ay soo duubeen maleeshiyaad… Read More ›

Amiir Harry iyo marwadiisa Meghan oo cunuggii labaad u dhashay

Amiir Harry iyo marwadiisa Meghan oo cunuggii labaad u dhashay

June 6, 2021

0 comments

Dibedda:

Amiirka kasoo jeeda reer boqorka Ingriiska Harry iyo marwadiisa Meghan ayaa lasoo warinayaa in gabar yar ay kusoo biirtay qoyskooda,… Read More ›

HARARE, ZIMBABWE:  Zimbabwean President Robert Mugabe clenches his fist to salute Zanu PF comrades in Harare, 03 May 2000. Mugabe launched his ruling party election manifesto today ahead the upcoming elections. (ELECTRONIC IMAGE) AFP PHOTO  ODD ANDERSEN. (Photo credit should read ODD ANDERSEN/AFP/Getty Images)

Mugabe oo “qabriga kasoo dhex hadla” walina si dadban u maamula dalkaasi Zimbabwe xilli uu geeriyooday 2019-kii

June 6, 2021

0 comments

Dibedda:

Hoggaamiyihii muddada dheer xukumayay dalka Zimbabwe Robert Mugabe, oo geeriyooday sanadkii 2019, ayaa u muuqda mid xukunkiisii uu weli saameyn… Read More ›

Sports News

EURO 2020: Xulalka Portugal iyo France – Germany iyo Hungary oo gudbay xilli ay bar-bar dhaceen

EURO 2020: Xulalka Portugal iyo France – Germany iyo Hungary oo gudbay xilli ay bar-bar dhaceen

June 24, 2021 0 comments

Waxaa caawa la soo gabagabeeyey Group-ka F Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020, iyadoo labada xul France iyo Germany ay… Read More ›




Golaha Ammaanka QM oo digniin kasoo saaray markab saliid oo muddo 30 sano dhex yaal badda Yemen

Golaha Ammaanka QM oo digniin kasoo saaray markab saliid oo muddo 30 sano dhex yaal badda Yemen

June 6, 2021

0 comments

Dibedda:

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa digniin kasoo saaray markab saliid sida oo in ka badan 30 sano dhex yaal badda… Read More ›

Walxo duula oo lagu arkay hawada Mareykanka iyo walaac ka dhashay

Walxo duula oo lagu arkay hawada Mareykanka iyo walaac ka dhashay

June 5, 2021

0 comments

Dibedda:

Warbixin ay soo saartay dowladda Mareykanka oo ka hadleysay walxo duula oo aan la garan waxa ay yihiin ayaa lagu… Read More ›

Sawir caan ah oo maalintii xuska xasuuqa shiinaha laga waayay keydka sawirrada ee Microsoft

Sawir caan ah oo maalintii xuska xasuuqa shiinaha laga waayay keydka sawirrada ee Microsoft

June 5, 2021

0 comments

Dibedda:

Shirkadda Microsoft ayaa sheegtay in ‘cilad farsamo’ ay ugu wacneyd in mid kamid barnaamijyadeeda u qaabilsan raadinta macluumaadka Online-ka uu… Read More ›

Shirkadda Facebook oo xayiraad saartay cinwaanada Donald Trump ilaa sannadka 2023

Shirkadda Facebook oo xayiraad saartay cinwaanada Donald Trump ilaa sannadka 2023

June 5, 2021

0 comments

Dibedda:

Facebook Inc ayaa muddo labo sano ah (ilaa 2023-ka) xayiraad saartay akoonnada Facebook iyo Instagram ee madaxweynihii hore ee Mareykanka… Read More ›

Midowga Yurub oo hawada iyo garoomadeeda ka mamnuucday diyaaradaha laga leeyahay Belarus

Midowga Yurub oo hawada iyo garoomadeeda ka mamnuucday diyaaradaha laga leeyahay Belarus

June 4, 2021

0 comments

Dibedda:

Midowga Yurub ayaa maanta oo Jimco ah soo saaray amar looga mamnuucayo hawada iyo garoomadeeda diyaaradaha laga leeyahay dalkaasi Belarus… Read More ›

US: Booliska gobolka Utah oo dhacdo ay la yaabeen kula kulmay wadada iyo warbaahinta caalamka oo hadal-haysa

US: Booliska gobolka Utah oo dhacdo ay la yaabeen kula kulmay wadada iyo warbaahinta caalamka oo hadal-haysa

June 4, 2021

0 comments

Dibedda:

Booliska gobolka Utah ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in arbacadii dhaweyd ay la kulmeen arrin “layaab ku noqotay” kaddib markii… Read More ›

Danmark oo wadda qorshe kaamam ay ku xareyso qoxootiga dalkeeda gaara uga fureyso Afrika

Danmark oo wadda qorshe kaamam ay ku xareyso qoxootiga dalkeeda gaara uga fureyso Afrika

June 3, 2021

0 comments

Dibedda:

Dalka Danmark ayaa wada qorshe ay dhaliilsan yihiin hay`adaha xuquuqda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Amnesty International kaas oo ku… Read More ›

Ruushka iyo Jarmalka oo dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u dhexeeyay

Ruushka iyo Jarmalka oo dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u dhexeeyay

June 3, 2021

0 comments

Dibedda:

Dalalka Germany iyo Russia ayaa dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u dhexeeyay, kaddib markii galinkii hore ee… Read More ›

Xildhibaanad surwaal ku dhaggan soo xiratay oo laga eryay baarlammaanka Tanzania

Xildhibaanad surwaal ku dhaggan soo xiratay oo laga eryay baarlammaanka Tanzania

June 3, 2021

0 comments

Dibedda:

Xildhibaannada dumarka ah ee ku jira baarlamaanka dalka Tanzania ayaa dalbaday in raalligelin buuxda la siiyo xildhibaanad laga saaray gudaha… Read More ›

Eedeysanihii booliska ahaa ee dilay George Floyd oo la doonayo in 30 sano oo xabsi ah lagu xukumo

Eedeysanihii booliska ahaa ee dilay George Floyd oo la doonayo in 30 sano oo xabsi ah lagu xukumo

June 3, 2021

0 comments

Dibedda:

Qareenada dowladda ayaa dalbaday in xabsi 30 sano ah lagu xukumo eedeysanaha booliska hore ah ee dilka u geystay ninka… Read More ›

Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar

Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar

June 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”,… Read More ›

UK oo sheegtay in markii ugu horreysay qofna aanu u dhiman cudurka COVID-19

UK oo sheegtay in markii ugu horreysay qofna aanu u dhiman cudurka COVID-19

June 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay markii ugu horeysay ilaa bishii Maarso ee sannadkii 2020 in aanay cidi u dhiman xanuunka Covid19,… Read More ›

Midowga Africa oo ka saaray dalka Mali xubinnimadii ururka

Midowga Africa oo ka saaray dalka Mali xubinnimadii ururka

June 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Midowga Africa ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas, waxaana tallaabadaas ay jawaab u tahay… Read More ›

Kalluumaysato sabool ah oo heley cambarka nibiriga oo qiimihiisu gaaraya $1.5 milyan oo doolar

Kalluumaysato sabool ah oo heley cambarka nibiriga oo qiimihiisu gaaraya $1.5 milyan oo doolar

June 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Waa sheeko ku saabsan sida nibiri kusoo caariyay badda uu wax weyn uga baddalay nolosha koox kalluumeysto ah oo ku… Read More ›

Wali ma aragtay wasiir “gangs” u eg? Hadaba iska baro wasiiradda arrimaha dibedda ee New Zealand

Wali ma aragtay wasiir “gangs” u eg? Hadaba iska baro wasiiradda arrimaha dibedda ee New Zealand

June 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Nanaia Cybele Mahuta, waa wasiirka arrimaha dibedda dalkaasi New Zealand, waxaa ay ka tirsan tahay xisbiga shaqaalaha dalkaasi, waxaana xilkan… Read More ›

Dowladda Sacuudiga oo mamnuucday codka dheer ee aadaanka masaajidda iyo muran ka dhashay

Dowladda Sacuudiga oo mamnuucday codka dheer ee aadaanka masaajidda iyo muran ka dhashay

June 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amar muran dhaliyey oo lagu xaddiday mugga dhawaqa sameecadaha Masaajidada, isaga… Read More ›

Jabuuti oo u gacan-gelisay dowladda Itoobiya rag ka tirsanaa ururka TPLF ee Tigray-ga

Jabuuti oo u gacan-gelisay dowladda Itoobiya rag ka tirsanaa ururka TPLF ee Tigray-ga

June 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Dalka Jabuuti ayaa dowladda dariska la ah ee Itoobiya u gacan gelisay saddex xubnood oo ay Addis Ababa ku daba… Read More ›

Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Hindiya: SAWIRRO

Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Hindiya: SAWIRRO

May 29, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander… Read More ›

(200926) -- BAMAKO, Sept. 26, 2020 (Xinhua) -- Colonel Assimi Goita is sworn in as Mali's transitional vice president in Bamako, Mali, Sept. 25, 2020. Mali's transitional president Bah N'Daw and vice president Colonel Assimi Goita were sworn in on Friday following a military mutiny in August. (Photo by Habib Kouyate/Xinhua) - Habib Kouyate -//CHINENOUVELLE_13931/2009261331/Credit:CHINE NOUVELLE/SIPA/2009261335

Hoggaamiyaha horkacayay afgembigii Mali oo madaxweyne isu caleemo-saaray

May 28, 2021

0 comments

Dibedda:

Hoggaamiyaha hore ee Milatariga Gaashanle sare Assimi Goïta ayaa si ku meel gaar ah isu caleema saaray xilka Madaxweynenimo .… Read More ›

Lammaane Hindi ah oo hawada sare ku dhigtay arooskooda si ay uga bad-baadaan xayiraadaha COVID-19

Lammaane Hindi ah oo hawada sare ku dhigtay arooskooda si ay uga bad-baadaan xayiraadaha COVID-19

May 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Lammaane Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inay kireysteen diyaarad gaar ah si arooskoodu ay ugu soo dhigtaan hawada sare maadaama… Read More ›

Madaxweyne Afrikaan ah, ra`iisal wasaarehiisa iyo wasiirkooda difaaca oo xabsi loo taxaabay

Madaxweyne Afrikaan ah, ra`iisal wasaarehiisa iyo wasiirkooda difaaca oo xabsi loo taxaabay

May 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Militariga Mali ayaa xiray Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaasi, waxaana tallaabadan ay… Read More ›