Dibedda

Haraadiga gantaalkii Shiinaha ka “fakaday” oo kusoo dhacay badweynta Hindiya

Haraadiga gantaalkii Shiinaha ka “fakaday” oo kusoo dhacay badweynta Hindiya

May 9, 2021

0 comments

Dibedda:

Hay`adda NASA ee Mareykanka ayaa xaqiijisay in gantaalkii dhawaan ka “fakaday” Shiinaha ee kusoo foolka lahaa dhulka uu saakay aroortii… Read More ›

PUTIN: Tallaalkeena “Sputnik V” waxaa loogu kalsoonaan karaa sida AK47

PUTIN: Tallaalkeena “Sputnik V” waxaa loogu kalsoonaan karaa sida AK47

May 8, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin wuxuu sheegay in tallaalka coronavirus ee Sputnik, oo lagu sameeyay dalkiisa, uu “la isku halayn karo… Read More ›

Wasiirka maaliyadda dalka Qadar oo arrimo musuq-maasuq xabsiga loo dhigay

Wasiirka maaliyadda dalka Qadar oo arrimo musuq-maasuq xabsiga loo dhigay

May 7, 2021

0 comments

Dibedda:

Wasiirka Maaliyadda ee Qatar ayaa xabsiga loo taxabay sababo la xiriira in uu awoodisa ku takrifalay iyo in si khaldan… Read More ›

Gantaal Shiinaha ka “baxsaday” oo dhulka kusoo wajahan iyo cabsi jirta

Gantaal Shiinaha ka “baxsaday” oo dhulka kusoo wajahan iyo cabsi jirta

May 6, 2021

0 comments

Dibedda:

Gantaalkii weynaa ee Shiinaha ee faraha ka baxay ayaa la filayaa inuu dhammaadka isbuucan ku soo dhaco dhulka, wuxuuna toddobaadkan… Read More ›

US: Taksiile soomaali ah oo lagu dilay gobolka Minnesota iyo gacan ku-dhiiglaha oo la qabtay

US: Taksiile soomaali ah oo lagu dilay gobolka Minnesota iyo gacan ku-dhiiglaha oo la qabtay

May 6, 2021

1 comment

Dibedda:

Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi oo ahaa wiil tagsiile ah ayaa Arbacadii shalay aheyd lagu toogtay magaalada Moorhead ee gobolka Minnesota, sida… Read More ›

Sports News

SPORTS: Messi oo oohin ku macsalaameeyay Barcelona, una wareegay kooxda PSG

SPORTS: Messi oo oohin ku macsalaameeyay Barcelona, una wareegay kooxda PSG

August 8, 2021 0 comments

Iyadoo maalmahan la isla dhex-marayay halka uu ku dambeyn doono ciyaaryahanka caanka ah ee reer Argentina Lionel Messi (34-jir) islamarkaana… Read More ›




Sawir uu madaxweynaha Mareykanka la galay xaaska Carter oo si weyn looga maadsaday

Sawir uu madaxweynaha Mareykanka la galay xaaska Carter oo si weyn looga maadsaday

May 5, 2021

0 comments

Dibedda:

Sawirkan silloonka ah ee laga qaaday madaxweynaha haatan ee Maraykanka oo booqasho ugu tagay madaxweynihii 39-aad ee Maraykanka ayaa buuq… Read More ›

US: Askarigii loo xukumay dilka George Floyd oo codsaday maxkamadeyn cusub

US: Askarigii loo xukumay dilka George Floyd oo codsaday maxkamadeyn cusub

May 5, 2021

0 comments

Dibedda:

Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo u xiran dilka Goerge Floyd oo… Read More ›

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ergeygiisa gaarka ah u diraya maanta Geeska Afrika

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ergeygiisa gaarka ah u diraya maanta Geeska Afrika

May 4, 2021

0 comments

Dibedda:

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa u diraya Geeska Afrika Ergeygiisa Gaarka ah maanta oo Talaado ah, si loo… Read More ›

Fannaan soomaaliyeed oo reer Norway ahaa oo caasimadda Oslo ku geeriyooday

Fannaan soomaaliyeed oo reer Norway ahaa oo caasimadda Oslo ku geeriyooday

May 3, 2021

0 comments

Dibedda:

Allaha u naxariisto waxaa magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norwey ku geeriyooday fannaan Cabdi Jaamac Qaboojiye oo dalka iyo dibeddaba… Read More ›

US: Wiilkii magaalada Kansas ku dilay labada wiil ee walaalaha ah oo isna boolisku dileen

US: Wiilkii magaalada Kansas ku dilay labada wiil ee walaalaha ah oo isna boolisku dileen

May 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Magaalada Kansas City, ee gobolka Missouri ee dalka Mareykanka waxaa lagu dilay laba wiil oo ahaa dhalinyaro Soomaaliyeed da’doodana lagu… Read More ›

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo war kasoo saaray xaaladda sisaasadeed ee Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo war kasoo saaray xaaladda sisaasadeed ee Soomaaliya

May 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya shalay ku ansixiyee… Read More ›

State Department spokesman Ned Price speaks during a news conference at the State Department, Tuesday, Feb. 23, 2021, in Washington. (AP Photo/Manuel Balce Ceneta, Pool)

Mareykanka oo sheegay in uu taageerayo doorashada Soomaaliya kaddib ka noqoshadii muddo kororsiga

May 2, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso tallaabadii ay shalay qaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golaha Shacabka ee Baarlamanka… Read More ›

SAWIRRO: Dibedbax rabshado wata oo looga soo horjeedo xayiraadaha COVID-19 oo Turkiga ka dhacay

SAWIRRO: Dibedbax rabshado wata oo looga soo horjeedo xayiraadaha COVID-19 oo Turkiga ka dhacay

May 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa maanta ka dhacay dibedbax rabshado wata kaas oo looga soo horjeedo xayiraadaha cusub… Read More ›

Ciidamada Mareykanka iyo kuwa NATO oo si rasmi ah u bilaabay in ay ka baxaan dalka Afghanistan

Ciidamada Mareykanka iyo kuwa NATO oo si rasmi ah u bilaabay in ay ka baxaan dalka Afghanistan

May 1, 2021

0 comments

Dibedda:

Wajiga ugu danbeeya ka bixitaanka ciidanka Mareykanka ee dalka Afghanistan ayaa si rasmi ah u billaabmaya Sabtida maanta ah, tallaabadan… Read More ›

Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga rasmiga ah ee ay albaabada u laabeyso xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma

Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga rasmiga ah ee ay albaabada u laabeyso xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma

April 30, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu gudbisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR inay xiri… Read More ›

Mareykanka oo boogaadiyay isbaddelada siyaasadeed ee Soomaaliya, baaqna u diray madaxweynaha iyo Golaha Shacabka

Mareykanka oo boogaadiyay isbaddelada siyaasadeed ee Soomaaliya, baaqna u diray madaxweynaha iyo Golaha Shacabka

April 29, 2021

0 comments

Dibedda:

Mareykanku wuxuu si dhow u eegayaa ballanqaadkii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee 28-kii April oo ku aaddanaa inuu dib ugu… Read More ›

FBI-da Mareykanka oo baaris ku sameysay guriga qareenkii hore ee Trump, Rudy Giuliani

FBI-da Mareykanka oo baaris ku sameysay guriga qareenkii hore ee Trump, Rudy Giuliani

April 29, 2021

0 comments

Dibedda:

FBI-da Mareykanka ayaa waxa ay baaritaan ku sameeyeen guriga iyo xafiiska Rudy Giuliani, kaas oo aan jiray qareenkii hore ee… Read More ›

SAWIRRO: Ciidamada Haramcad oo la wareegay fariisimo ay xalay ka guureen mucaaradka

SAWIRRO: Ciidamada Haramcad oo la wareegay fariisimo ay xalay ka guureen mucaaradka

April 27, 2021

0 comments

Dibedda:

Ciidamo ay hoggaaminayaan Jeneraalkii xilka iyo darajada laga qaaday ee Saadaq Joon iyo Yuusuf Indhacadde iyo waliba kuwo ilaalo u… Read More ›

NEW YORK, UNITED STATES - MARCH 11: UN spokesman Stephane Dujarric speaks during the press conference at UN headquarters in New York, United States, on March 10, 2014. (Photo by Cem Ozdel/Anadolu Agency/Getty Images)

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo walaac ka muujiyay xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho

April 27, 2021

0 comments

Dibedda:

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay magaalada… Read More ›

Dalka Ethiopia oo safiir cusub usoo magacowday Soomaaliya

Dalka Ethiopia oo safiir cusub usoo magacowday Soomaaliya

April 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Ethiopia ayaa safiir cusub usoo magacowday Soomaaliya, kaasi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha… Read More ›

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay dhaarinta guddiga cusub ee la-dagaallanka musuqa

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay dhaarinta guddiga cusub ee la-dagaallanka musuqa

April 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee la-dagaallanka musuqmaasuqa… Read More ›

Biden oo ka careysiiyay Turkiga iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Ankara oo loo yeeray

Biden oo ka careysiiyay Turkiga iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Ankara oo loo yeeray

April 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtidii shalay xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii dagaalkii koowaad ee adduunka ay boqortooyadii… Read More ›

CIRAAQ: 27 ruux oo ku dhimatay dab qabsaday isbitaal lagu dabiibo bukaannada COVID-19

CIRAAQ: 27 ruux oo ku dhimatay dab qabsaday isbitaal lagu dabiibo bukaannada COVID-19

April 25, 2021

0 comments

Dibedda:

27 ruux ayaa ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka deg-degga ah ee bukaanadda xanuunka COVID19 ee Isbitalka Ibn al-Khatib… Read More ›

Maraykanka oo ergey cusub u soo magacaabay Geeska Afrika

Maraykanka oo ergey cusub u soo magacaabay Geeska Afrika

April 24, 2021

0 comments

Dibedda:

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Geeska… Read More ›

Dowladda Turkiga oo adduunka ka baadigoobaysa nin la baxsaday 2 bilyan oo doollar

Dowladda Turkiga oo adduunka ka baadigoobaysa nin la baxsaday 2 bilyan oo doollar

April 24, 2021

0 comments

Dibedda:

Turkiga ayaa soo saaray waaran qabasho oo caalami ah oo loogu talagalay aasaasihii goobta ganacsi ee lacagta dhanka online-ka ah… Read More ›

Golaha Ammaanka oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya

April 24, 2021

0 comments

Dibedda:

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muujiyay sida qotada dheer ee ay uga walaacsan yihiin sii socoshada jahwareerka siyaasadeed… Read More ›