Archive for January, 2021

VIDEO: Daawo muuqaalka weerarka hotel Afrik ee magaalada Muqdisho

VIDEO: Daawo muuqaalka weerarka hotel Afrik ee magaalada Muqdisho

January 31, 2021

0 comments

Video:

Weerar ku bilowday qarax ayaa galabta lagu qaaday hoteel ku yaal nawaaxiga KM4 ee magaalada Muqdisho kaas oo lagu magacaabo… Read More ›

FAAH-FAAHIN: Weerar lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Muqdisho iyo maleeshiyaad gudaha u galay: SAWIRRO

FAAH-FAAHIN: Weerar lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Muqdisho iyo maleeshiyaad gudaha u galay: SAWIRRO

January 31, 2021

0 comments

Gudaha:

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahan waddada Aadda garoonka diyaaradaha ee Aaddan… Read More ›

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir

January 31, 2021

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo… Read More ›

DANMARK: Waalid la xukumay kadib markii ay diideen in ay magac u bixiyaan gabar ay dhaleen

DANMARK: Waalid la xukumay kadib markii ay diideen in ay magac u bixiyaan gabar ay dhaleen

January 30, 2021

0 comments

Dibedda:

Hooyo iyo Aabe u dhashay dalkaasi Danmark ayaa isbuucii hore xabsi iyo ganaax lagu xukumay kadib markii ay diideen in… Read More ›

Madaxweyne Farmaajo oo madaxtooyada qaranka ku qaabilay wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya: SAWIRRO

Madaxweyne Farmaajo oo madaxtooyada qaranka ku qaabilay wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya: SAWIRRO

January 30, 2021

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu… Read More ›

Sports News

TOKYO: Mid ka mid ah kooxda Olombikada Uganda oo laga helay cudurka coronavirus

TOKYO: Mid ka mid ah kooxda Olombikada Uganda oo laga helay cudurka coronavirus

June 20, 2021 0 comments

Mid ka mid ah ciyaaryahannada kooxda Olombikada Uganda ayaa laga helay cudurka coronavirus kadib markii lagu marsiiyay kooxdaasi baaris garoonka… Read More ›




Haweeney Japanese ah oo muddo 10 sano ah meydka hooyadeed ku qarineysay guri

Haweeney Japanese ah oo muddo 10 sano ah meydka hooyadeed ku qarineysay guri

January 30, 2021

0 comments

Dibedda:

Booliska Japan ayaa xiray haweeney la sheegay in meydka hooyadeed ay ku heysay firinjeer muddo 10 sano ah guri ay… Read More ›

Italy permanently halts arms sales to Saudi Arabia, UAE

Italy permanently halts arms sales to Saudi Arabia, UAE

January 30, 2021

0 comments

English:

Italy has halted the sale of thousands of missiles to Saudi Arabia and the United Arab Emirates (UAE) due to… Read More ›

Imaaraadka oo dhalashada siinaya xirfadlayaasha ajnabiga ah

Imaaraadka oo dhalashada siinaya xirfadlayaasha ajnabiga ah

January 30, 2021

0 comments

Dibedda:

Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa sameeyay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale… Read More ›

China warns Taiwan independence ‘means war’

China warns Taiwan independence ‘means war’

January 29, 2021

0 comments

English:

China toughened its language towards Taiwan on Thursday, warning after recent stepped-up military activities near the island that “independence means… Read More ›

Dowladda federaalka oo ka hor-timid guddiyo doorasho oo ay magacaabeen Puntland iyo Jubaland

Dowladda federaalka oo ka hor-timid guddiyo doorasho oo ay magacaabeen Puntland iyo Jubaland

January 28, 2021

0 comments

Gudaha:

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaan hab sharci ah loo marin guddiyo doorasho oo ay xalay magacabeen maamul goboleedyada Puntland… Read More ›

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay matalaadda 13 kursi ee Gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay matalaadda 13 kursi ee Gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare

January 28, 2021

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa… Read More ›

Midowga Afrika oo ka hadlay xiisadda ka taagan xadka Soomaaliya iyo Kenya

Midowga Afrika oo ka hadlay xiisadda ka taagan xadka Soomaaliya iyo Kenya

January 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Guddoomiyaha Guddiga Midnimada Africa Muusa Faki Mahamat ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay xiisadda ka taagan xuduudda Soomaaliya iyo Kenya.… Read More ›

China’s Xi warns against ‘new Cold War’

China’s Xi warns against ‘new Cold War’

January 26, 2021

0 comments

English:

Chinese President Xi Jinping has warned global leaders against starting a “new Cold War” and urged unity in the face… Read More ›

Dibedbax rabshado wata oo looga soo horjeedo bandowga cusub ee COVID-19 oo habeenkii saddexaad ka socda dalka Holland

Dibedbax rabshado wata oo looga soo horjeedo bandowga cusub ee COVID-19 oo habeenkii saddexaad ka socda dalka Holland

January 26, 2021

0 comments

Dibedda:

Booliska dalka Holland ayaa shaaca ka qaaday in ay xabsiga u taxaabeen in ka badan 70 dibedbaxayaal ah kuwaas oo… Read More ›

Senior North Korean diplomat defects to South: Reports

Senior North Korean diplomat defects to South: Reports

January 25, 2021

0 comments

English:

A senior North Korean diplomat who was acting ambassador to Kuwait defected to the South with his family in 2019,… Read More ›

Dagaal xalay ka dhacay magaalada Balad Xaawo iyo Jubaland oo guulo ka sheegatay

Dagaal xalay ka dhacay magaalada Balad Xaawo iyo Jubaland oo guulo ka sheegatay

January 25, 2021

0 comments

Gudaha:

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in jabhad fallaago ah isla markaana dowladda kenya ay hubeysay ay u soo tallowday xuduudka Soomaaliya… Read More ›

Twitter oo hawada ka saartay bar looga soo hanjabay Trump oo uu leeyahay hoggaamiyaha ruuxiga Iran

Twitter oo hawada ka saartay bar looga soo hanjabay Trump oo uu leeyahay hoggaamiyaha ruuxiga Iran

January 22, 2021

0 comments

Dibedda:

Ciwaanka Twitter-ka ee uu leeyahay hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa lagu soo bandhigay wax u muuqda… Read More ›

Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka ee la sumeeyay oo dib ugu laabtay dalkiisa, lana xiray

Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka ee la sumeeyay oo dib ugu laabtay dalkiisa, lana xiray

January 18, 2021

0 comments

Dibedda:

Alexei Navalny oo ah nin si wayn u dhaliila aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa la sheegay in la xiray ka… Read More ›

‘Under siege’: Uganda’s Bobi Wine says military raids home

‘Under siege’: Uganda’s Bobi Wine says military raids home

January 16, 2021

0 comments

English:

Uganda’s opposition presidential candidate Bobi Wine has told Al Jazeera the military has “taken over” his compound just hours after… Read More ›

SAWIRRO: Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigtay gantaallo casri ah oo waaweyn

SAWIRRO: Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigtay gantaallo casri ah oo waaweyn

January 15, 2021

0 comments

Dibedda:

Kuuriyada Waqooyi ayaa daaha ka qaadday gantaal cusub oo badda hoosteeda ka dusa, warbaahinta dowladda ayaa ku tilmaantay “hubka ugu… Read More ›

UK: Dad ka bannaanbaxay wiil Soomaali ah oo “lagu dilay” magaalada Cardiff

UK: Dad ka bannaanbaxay wiil Soomaali ah oo “lagu dilay” magaalada Cardiff

January 14, 2021

0 comments

Dibedda:

Taliye ka tirsan booliska ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay “iney dursad siiyaan” baadhitaan madax bannaan oo lagu sameynayo… Read More ›

Kongreska Mareykanka oo markale u codeynaya in xilka laga qaado madaxweyne Trump

Kongreska Mareykanka oo markale u codeynaya in xilka laga qaado madaxweyne Trump

January 14, 2021

0 comments

Dibedda:

Aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa markale soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump kadib markii ay u… Read More ›

Ciidanka Itoobiya oo dilay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda dalkaasi Seyoum Mesfin

Ciidanka Itoobiya oo dilay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda dalkaasi Seyoum Mesfin

January 14, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaas iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee… Read More ›

Baasaboorka soomaaliga oo ka qiimo-wanaagsanaaday baasaboorrada afar dal oo waa-weyn

Baasaboorka soomaaliga oo ka qiimo-wanaagsanaaday baasaboorrada afar dal oo waa-weyn

January 12, 2021

3 comments

Dibedda:

Baasaboorrada dadka adduunka qaarkood waxay u yihiin shey muhiim u ah oo loo baahan yahay in mar walba uu diyaar… Read More ›

Maamulka Trump oo Xuutiyiinta Yemen ku daraya liiska argagixisada Mareykanka

Maamulka Trump oo Xuutiyiinta Yemen ku daraya liiska argagixisada Mareykanka

January 12, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa in fallaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ay u aqoonsato argagixiso. Waxaa jiray digniino ah in haddii… Read More ›

Sarkaal madow ah oo loo aqoonsaday “geesi” kadib weerarkii xarunta kongareeska Mareykanka

Sarkaal madow ah oo loo aqoonsaday “geesi” kadib weerarkii xarunta kongareeska Mareykanka

January 12, 2021

0 comments

Dibedda:

Sarkaal ka tirsan booliska Capitol ayaa lagu tilmaamay geesi kaddib markii uu koox weerar soo qaadday ka mashquuliyay inay galaan… Read More ›