Archive for May, 2021

Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Hindiya: SAWIRRO

Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Hindiya: SAWIRRO

May 29, 2021

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander… Read More ›

(200926) -- BAMAKO, Sept. 26, 2020 (Xinhua) -- Colonel Assimi Goita is sworn in as Mali's transitional vice president in Bamako, Mali, Sept. 25, 2020. Mali's transitional president Bah N'Daw and vice president Colonel Assimi Goita were sworn in on Friday following a military mutiny in August. (Photo by Habib Kouyate/Xinhua) - Habib Kouyate -//CHINENOUVELLE_13931/2009261331/Credit:CHINE NOUVELLE/SIPA/2009261335

Hoggaamiyaha horkacayay afgembigii Mali oo madaxweyne isu caleemo-saaray

May 28, 2021

0 comments

Dibedda:

Hoggaamiyaha hore ee Milatariga Gaashanle sare Assimi Goïta ayaa si ku meel gaar ah isu caleema saaray xilka Madaxweynenimo .… Read More ›

Shirkii wadatashiga qaran oo lasoo xiray iyo qodobbo lagu heshiiyay: SAWIRRO

Shirkii wadatashiga qaran oo lasoo xiray iyo qodobbo lagu heshiiyay: SAWIRRO

May 27, 2021

0 comments

Gudaha:

hir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed… Read More ›

Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaalada Burco

Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaalada Burco

May 26, 2021

0 comments

Gudaha:

Waxaa maanta magaalada Burco ku geeriyooday Allaha u naxariistee majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle. Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo… Read More ›

Lammaane Hindi ah oo hawada sare ku dhigtay arooskooda si ay uga bad-baadaan xayiraadaha COVID-19

Lammaane Hindi ah oo hawada sare ku dhigtay arooskooda si ay uga bad-baadaan xayiraadaha COVID-19

May 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Lammaane Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inay kireysteen diyaarad gaar ah si arooskoodu ay ugu soo dhigtaan hawada sare maadaama… Read More ›

Sports News

TOKYO: Mid ka mid ah kooxda Olombikada Uganda oo laga helay cudurka coronavirus

TOKYO: Mid ka mid ah kooxda Olombikada Uganda oo laga helay cudurka coronavirus

June 20, 2021 0 comments

Mid ka mid ah ciyaaryahannada kooxda Olombikada Uganda ayaa laga helay cudurka coronavirus kadib markii lagu marsiiyay kooxdaasi baaris garoonka… Read More ›




Madaxweyne Afrikaan ah, ra`iisal wasaarehiisa iyo wasiirkooda difaaca oo xabsi loo taxaabay

Madaxweyne Afrikaan ah, ra`iisal wasaarehiisa iyo wasiirkooda difaaca oo xabsi loo taxaabay

May 25, 2021

0 comments

Dibedda:

Militariga Mali ayaa xiray Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaasi, waxaana tallaabadan ay… Read More ›

Mareykanka oo xayiraad dhaqaale iyo mid militari kusoo rogay Ethiopia

Mareykanka oo xayiraad dhaqaale iyo mid militari kusoo rogay Ethiopia

May 24, 2021

0 comments

Dibedda:

Dowladda Mareykanka ayaa Axaddii shalay aheyd ku dhawaaqday in ay cunaqabateyn isugu jirta mid dhaqaale iyo mid millatariba saareyso Ethiopia,… Read More ›

Shirka wadatashiga qaran ee Muqdisho oo maalintiisii labaad soo idlaaday

Shirka wadatashiga qaran ee Muqdisho oo maalintiisii labaad soo idlaaday

May 23, 2021

0 comments

Gudaha:

Waxaa maalintii labaad soo dhammaaday Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee ka socday Teendhada… Read More ›

SAWIRRO: Shirka wadatashiga qaran ee doorashada oo goor dhow furmay

SAWIRRO: Shirka wadatashiga qaran ee doorashada oo goor dhow furmay

May 22, 2021

0 comments

Gudaha:

Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Goor dhow waxaa uu si… Read More ›

Thousands return to destroyed Gaza homes after Israel truce

Thousands return to destroyed Gaza homes after Israel truce

May 22, 2021

0 comments

English:

The ceasefire between the Israeli military and Hamas in the Gaza Strip was holding on Saturday, as thousands of displaced… Read More ›

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo saacadaha soo socda ka furmaya magaalada Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo saacadaha soo socda ka furmaya magaalada Muqdisho

May 22, 2021

0 comments

Gudaha:

Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo sabti ah waxaa… Read More ›

Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacowday Soomaaliya oo tanaasulay

Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacowday Soomaaliya oo tanaasulay

May 21, 2021

0 comments

Dibedda:

Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacaabay Soomaaliya ee dhexdhexaadinta khilaafkaadka siyaasadeed oo ah madaxweynihii hore ee Ghana, John Dramani Mahama,… Read More ›

Xabbad-joojin ay wada gaareen Israel iyo Xamaas oo dhaqan-gashay

Xabbad-joojin ay wada gaareen Israel iyo Xamaas oo dhaqan-gashay

May 21, 2021

0 comments

Dibedda:

Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalki Qaza ka billowday 11-ka May ee uu ka dhashay… Read More ›

Ethiopia delays elections until 21 June

Ethiopia delays elections until 21 June

May 20, 2021

0 comments

English:

Ethiopia’s general election will now take place on 21 June, 16 days later than planned, the electoral board has announced.… Read More ›

Mareykanka oo cambaareeyay hadal m/weyne Erdogan uu ka yiri colaadda Israa’iil iyo Falastiin

Mareykanka oo cambaareeyay hadal m/weyne Erdogan uu ka yiri colaadda Israa’iil iyo Falastiin

May 19, 2021

0 comments

Dibedda:

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka hadashay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku saabsanaa colaadda… Read More ›

Mareykanka oo hub ka iibinaya Israel iyo xabad-joojin uu ku dhawaaqay

Mareykanka oo hub ka iibinaya Israel iyo xabad-joojin uu ku dhawaaqay

May 18, 2021

0 comments

Dibedda:

Inkasta oo Maraykanku mar labaad horjoogsaday bayaan Golaha Ammaanku soo saari lahaa oo ku baaqayey in colaadda la joojiyo, ayaa… Read More ›

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca dadkan khabar-moogga ah ee baashaalaya

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca dadkan khabar-moogga ah ee baashaalaya

May 17, 2021

0 comments

Layaabka, Video, Xulka:

Several people were injured when the crowded balcony of a seafront property in Malibu, California, collapsed on May 8, with… Read More ›

Shirkadda diyaaradaha Imaaraatka ee Etihad Airways oo hakisay duullimaadyadii Israel

Shirkadda diyaaradaha Imaaraatka ee Etihad Airways oo hakisay duullimaadyadii Israel

May 17, 2021

0 comments

Dibedda:

Shirkadda diyaaradaha Imaaraatka ee Etihad Airways ayaa Isniinta maanta ah shaacisay in ay si kumeel gaar ah u joojineyso duulimaadyadii… Read More ›

Gaza oo ay maanta u eheyd maalintii ugu duqeymaha iyo dhimashada badneyd

Gaza oo ay maanta u eheyd maalintii ugu duqeymaha iyo dhimashada badneyd

May 16, 2021

0 comments

Dibedda:

Duqeymaha cirka Israel ee magaalada Gaza ayaa Axadda maanta ah waxaa ku dhintay 23 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka… Read More ›

Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay duqeysay xero qaxooti

Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay duqeysay xero qaxooti

May 15, 2021

0 comments

Dibedda:

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen xero qaxooti oo ku taal Gaza ay… Read More ›

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya caleemo-saarka madaxweynaha Uganda

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya caleemo-saarka madaxweynaha Uganda

May 11, 2021

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka… Read More ›

Ciidamada Israel oo xoog ku galay masjidka barakeysan ee Al-Aqsa ee Qudus

Ciidamada Israel oo xoog ku galay masjidka barakeysan ee Al-Aqsa ee Qudus

May 10, 2021

0 comments

Gudaha:

Rabshado ayaa markale Isniinta maanta ah ku dhex maray ciidamada ammaanka Israel iyo Falastiiniyiin cibaadaysanayay agagaarka masaajidka Al-Aqsa ee magaalada… Read More ›

Ciidamo Itoobiyaan ah oo 100 kor u dhaafaya oo magangalyo weydiistay dalka Sudan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo 100 kor u dhaafaya oo magangalyo weydiistay dalka Sudan

May 10, 2021

1 comment

Dibedda:

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in in ka badan 100 askari oo horey uga tirsanaaa ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey ay… Read More ›

US expresses concern as Israeli police crack down in Jerusalem

US expresses concern as Israeli police crack down in Jerusalem

May 10, 2021

0 comments

English:

The United States has expressed “serious concern” about violence in Jerusalem as Israeli police again cracked down on protesters rallying… Read More ›

VIDEO: Daawo nasiib-darrada ku dhacda ninkan alaabta u sida guriga

VIDEO: Daawo nasiib-darrada ku dhacda ninkan alaabta u sida guriga

May 10, 2021

0 comments

Layaabka, Video:

Delivery Person Accidentally Pricks his Butt on Cactus and Struggles to Take Thorns Out. HALKAAN KA DAAWO

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida saraakiisha ku dhimatay qaraxii xalay

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida saraakiisha ku dhimatay qaraxii xalay

May 10, 2021

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka… Read More ›