Video`s

VIDEO: Daawo bur-burka loo geystay qalabka xafiisyada ee yaalay masjidka

Masjid ku yaalla magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa sabtidii 21-ka December weeraray nin caddaan ah, sida ay sheegeen maamulka.

KA DAAWO HALKAAN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *