Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Ciidamada Macawislayda Mudug oo Sarkaal Sare oo Alshabaab...

War Deg Deg ah: Ciidamada Macawislayda Mudug oo Sarkaal Sare oo Alshabaab ah Gacanta Kusoo Dhigay

0

Ciidamada Macawisleyda Koonfurta Mudug ayaa maantay Gacanta ku dhigay Madaxii Muqaabaraadka kooxda Alshabaab oo lagu magacaabi jiray Farxaan Shalaange, kaas oo howlo sahmin ah kawaday baadiyaha Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Taliyaha Ciidanka Macawisleyda Koonfurta Gobolka Mudug Gurey Nuur Ganaje ayaa sheegey inay Howlgal qorshaysan kusoo qabteen Xubintaan ka tirsanaa Alshabaab isla markaana u qaabilsanaa Basaasida Ciidamada iyo Howlaha Sirdoonka kadib xog ay ka helaan Dadka degaanka.

Ciidamada Macawisleyda oo kaashanaya ciidamada Daraawiisht ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo Amniga Degaanada Koonfurta waxay  sameeyaan Si joogto ah, kaas oo jab xoogan lagu gaarsiiyay Kooxda Alahabaab.

Previous articleAgaasimaha Sirdoonka Dalka Turkiga oo Muqdisho Soo Gaaray Kadib laba Sanoo ooo….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here