Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War Deg Deg ah: Alshabaab oo Goordhow La Wareegay Deegaanka Ciidciidka

War Deg Deg ah: Alshabaab oo Goordhow La Wareegay Deegaanka Ciidciidka

0

Alshabaab ayaa Goordhow Gudaha Ugalay Laba Deegaan oo Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Dhexe ee Hirshabeele Labadaan Deegaan ayaa Kala ah CiidCiidka Iyo Cali fooldheere.

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Macawislayda ayaana Isaga Baxay Ka Hor inta aan alshabaab la wareegin Deegaanadaan lama Oga Sababta Ciidamada Macawislaydu Iyo Kuwa Xoogu uga Baxeen Deegaanadaan oo Dad badan u Dhibteen Xorayntooda.

Manajirin Wax Dagaal ah oo maantay Ka Dhacay Deegaanadaan Alshabaab ayaana Haatan Maamulaaya Deegaanka Ciid Ciidka iyo Cali Fooldheere oo Sanad Kahor laga Xoreeyey Alshabaab.

Deegaanka Ciid Ciidka ayaana Lagu Xasuustaa Inuj Ka dhacay Dagaalo Qaraar oo Mudo 15 Beri ah socday kaaso oo Alshabaab Howdka Ciidciidka Galay looga Saarayay Diyaarado Dagaal iyo Ciidamo Dhulka Ah ayaana Dagaalkaas kawada Qayb Qaatay.

Qubarada amaanka Ayaana In Saakay Alshabaab si Fuduf ku Qabsadaan ku Tilmaamay Fashil Xaga Dowlada ah.

Previous articleFaahfaahin Aabe iyo wiilkiisa oo dil iyo dhaawac loogu gaystay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here