Waxaa rasaas xooggan ay ka bilaabatay wada aada garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay kasoo dhaqaaqeen sida la sheegay qaar ka mid ah musharrixiinta mucaaradka.