Wareegto ka soo baxday madaxweynaha Jubaland ayaa xilka looga qaaday wasiirkii amniga maamulka Jubaland Cabdirashiid Janan.

Maamulka Jubaland ma uusan faah-faahin sababta xilka loogu qaaday wasiir Janan.

Arrintani ayaa kusoo aadeysaa xilli Cabdirashiid Janan iyo dowladda federaalka uu u socdo wadahadallo.

CabdirashidJanan ayaa shaley BBC u xaqiijiyay in wadahadallo uu u socda isaga iyo dowladda balse wax heshiis aanan weli la gaarin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*