Dowlada Soomaaliya ayaa Shaacisay Magacyada Amiirada Alshabaab ee lagu Dilay Dagaalkii Qaraaraa ee khamiistii Alshabaab ku Qaaden Gobalka Shabeelada Dhexe.
Amiiradaan ayaa badankood lagu Dilay Dagaalkii Qaatay 14 sacaadood ee ka Dhacay Deegaanka Ceel Cali axmed oo Ah Difaacyada Laga Ilaaliyo Degmada Aadan yabaal.
Waa kuwaan Magacyada Amiirada Alshabaab kaga Dhintay Dagaalkaan: