Monday, May 20, 2024
Ad

Caalamka: Barlamaanka Pakistan oo Mar kale Raisal Wasaare u doortay Shehbaz Sharif

0
Baarlamaanka cusub ee dalka Pakistan ayaa mar labaad Shehbaz Sharif maanta u doortay raysal wasaare, saddex toddobaad kaddib markii doorashooyinka dalkaasi ay sababeen dib...

Sweden: Qarax Xoogan oo ka dhacay Degmada Farsta ee Caasimada Stockholm

0
Qarax ayaa ka dhacay deegaanka Fagersjö ee degmada Farsta ee koonfurta Stockholm. Shan qof ayaa dhaawac fudud soo gaaray. Howlgal ballaaran oo ay wadaan ciidamada booliska...

Sweden oo kaalmada Dhaqaale ka jareysa Dadka Dambiyada geesta

0
iyadoo Dowlada Sweden ay ku hoolantahay la dagaalanka kooxaha Dambiyada geesta waxay Dowlada sheegtay in ay ka fakareyso Sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa...

Sweden: Toogasho ka dhacay Koonfurta Stockholm oo Qof lagu dhaawacay

0
Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka. Dhoor qof oo...

Caalamka: Tirada Dhimashada ee Shacabka Qaza oo mareysa 30,000 Qof

0
In ka badan 30,000 oo Falastiiniyiin ah ayaa hadda lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay...

Sweden oo Musaafurin ku xukuntay 15 Sano jir Dil geestay

0
wiil 15 jir ah oo ku nool Kalmar ayaa lagu riday Xukun Musaafurin ah kadib markii lagu helay Dilka wiil kale oo dhalinyaro ah. Labada...

Sweden: Xisbiyada Dowlada oo ka Shacbiyad batay Mucaaradka Wadankaasi

0
Xisbiyada ku jira Dowlada Sweden ee hada dhisan ayaa shacbiyadooda waxay noqotay mid aad u kacda marka la eego Rayi’uruurintii u danbeesay ee la...

Yurub: Tirada Dadka Maganelyo-doonka Yurub oo Sare u kacday

0
Tirada Magan-galyo doonka Yurub ee Sanadkii 2023 ayaa gaartay halkii ugu sareesay sida lagu cadeeyay warbixin dhawaan lasoo saartay. Warbixinta ay soo saartay Hay’ada u...

Joe Biden oo sheegay in GAZA isku badali karto Muqdisho

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabad joojin ku meel gaar ah la gaaro colaada Qasa isniinta soo socota. Hakinta colaada...

France: Qorshe lagu bixinayo Sharciga Dalkaasi oo la bilaabay

0
Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga. Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay...