Home Wararka Maanta Farmaajo oo Mudo Dheer kadib ka Dagay Magaalada Muqdisho

Farmaajo oo Mudo Dheer kadib ka Dagay Magaalada Muqdisho

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta oo jimco ah gaaray magaalada Muqdisho.

Farmaajo, ayaa tan iyo inii uu xilka ka degay aan lagu arag gudaha Soomaaliya isaga oo ku noolaa dalka dibaddiisa.

Soomaaliya ayaa muddooyinkii u danbeeyey waxaa ka taagnaa xaalado siyaasadeed oo ay ku kala duwanayeen mucaaradka iyo muxaafidku.

Arrimaha ansixinta wax ka beddelka dastuurka ayaa ka mid ahayd waxyaalaha muddooyinkii u danbeeyey si gaar isha loogu hayey, xilli Farmaajo uu dhawr jeer ku baaqay in hawshaas la hakiyo.

Previous articleXasab shiikh oo Gaaray Turkiga Iyo Sababta oo la Ogaaday
Next articleSweden oo Musaafurin ku xukuntay 15 Sano jir Dil geestay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here