Home Wararka Maanta Firdhiye oo ku Biiray Shirka Madasha Wadatashi Qaran ee Muqdisha Kasocda

Firdhiye oo ku Biiray Shirka Madasha Wadatashi Qaran ee Muqdisha Kasocda

0

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Firdhiye ayaa la fillayaa inuu goordhow warbixin siiyo Golaha Wadatashiga Qaran ee NCC oo shirkooda maalintii labaad galay. Mr Firdhiye ayaa Madasha uga warbixin doona xaalada deegaannada SSC-Khaatumo iyo is bedeladii ka dhacay.

Inkastoo Hoggaamiye Firdhiye xubin ka aheyn Madasha Wadatashiga Qaran, haddana tan iyo markii uu shalay soo gaaray Muqdisho shirar la yeeshay xubnaha labada gole ee dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada, waxaana maalinta berri lagu wadaa inuu u ambabaxo dalka Talyaaniga.

Previous articleJames Swan oo mar kale loo magacaabay ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Shirka Golaha Wadatashi Qaran iyo Qodobada Laisku Mari la’yahay ilaa Haatan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here