Home Wararka Caalamka Golaha dhexe ee maamulka Khaatumo oo ka kooban 45 xubnood ayaa maanta...

Golaha dhexe ee maamulka Khaatumo oo ka kooban 45 xubnood ayaa maanta loo doortay guddoomiye..

0

Doorashada Golaha Dhexe ee SSC iyo Khaatumo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Garaadada iyo cuqaasha maamulkaasi soo maray tan iyo markii Somaliland laga saaray Laascaanood.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo waxaa u tartamay laba musharax oo kala ah Jaamac Yaasiin Warsame iyo Maxamuud Yuusuf Xasan.

Jaamac Yaasiin ayaa helay 25 cod halka Maxamuud Yuusuf oo la tartamayay uu helay 20 cod oo kaliya.

Golihii dhexe ee maamulka SSC-Khaatumo ee fadhigiisu ahaa Laascaanood ayaa lagu dhisay gole baarlamaan, waxaana maamula SSC.

February 2023 ayay ahayd markii Somaliland si rasmi ah looga saaray magaalada Laascaanood, waxaana ciidamadooda ay isugu tageen Goojacade oo ay duqeeyeen magaalada Laascaanood.

 

Previous articleXabad joojintii Garowe oo Gabi ahaanba Burburtay iyo Dagaal laga Cabsi Qabo
Next articleSoomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here