Home Wararka Maanta Kenya iyo Soomaaliya oo Maantay kala Saxiixanaaya Heshiis Soomaali Badan Farax Galin...

Kenya iyo Soomaaliya oo Maantay kala Saxiixanaaya Heshiis Soomaali Badan Farax Galin doona

0

Soomaaliya & Kenya ayaa maanta kala saxiixanaya in ka badan 4 Heshiis oo u dhaxeynaya labada dal, gaar ahaana waxay taaban doonan Heshiisyadan.

1- AMNIGA: Xaduudaha iyo Isku socodka (In Passportka Soomaaliga helida Dal kugalka Kenya loo sahlo, si lamid ah Baasaboorada dalalka deriska ah).

2- WAXBARASHADA: In Jaamacadaha Kenya ay aqoonsadaan Shahaadooyinka dugsiyada Sare ee Soomaaliya.

3- GAASHAANDHIGA: In sare loo qaado iskaashiga 2-da dal ee la dagaalanka Argagixisada iyo Tababarada ciidamada.

4- GANACSIGA: In lahirgaliyo dhammaan heshiisyadii horey loo galay ee Ganacsiga, iyadoo xooga la saarayo in ganacsatada Soomaalida awood u yeeshaan in ay Fursadaha yaala Suuqyada Kenya ka faa’iideystaan.

RW Soomaaliya oo hogaaminaya, wasiiradda Arrimaha dibada, Gaashaandhiga, Waxbarashada, Ganacsiga, Kalluumeysiga iyo xubno kale oo dawladda Soomaaliya ayaa madasha jooga.

Previous articleMaleeshiyaad Hubaysan ayaa Goordhow La wareegay Koontaroolka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug
Next articleRag Ka Tirsan Alshabaab oo Doonaayay inay dilaan Qof Masuul ah oo Ayagii La Dilay midna Nolosha Lagu qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here