Home Wararka Maanta Shirweyne Ku Saabsan Maareynta Hubka Iyo Walxaha Qarxo Oo Ka Furmay Muqdisho

Shirweyne Ku Saabsan Maareynta Hubka Iyo Walxaha Qarxo Oo Ka Furmay Muqdisho

0

Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Walxaha Qarxo,kaas oo socon doono muddo labo maalin ah.

Shirkaan waxaa ka qayb galaya mas’uulyiin ka socda dowladda federaalka, dowlad goboledyada iyo xubno ka socda beesha Caalamka.

Waa shirkii uga weynaa ee la qabto tan iyo intii Soomaaliya laga qaaday Cuna-qabateynta hubka horaantii bishii December 2023kii.

Previous articleMaxaa Sababay Kala Taga Xasan Shiikh Iyo Imaaraadka Carabta oo aad ukala Fogaaday?
Next articleCiidamada Dowlada oo Dilay Sarkaal sare oo Alshabaab ka Tirsanaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here