Home Wararka Maanta Sweden oo Musaafurin ku xukuntay 15 Sano jir Dil geestay

Sweden oo Musaafurin ku xukuntay 15 Sano jir Dil geestay

0

wiil 15 jir ah oo ku nool Kalmar ayaa lagu riday Xukun Musaafurin ah kadib markii lagu helay Dilka wiil kale oo dhalinyaro ah.

Labada Wiil ee dilka ka danbeeyay ayaa lagu xukumay laba sano iyo laba sano iyo afar bilood oo xabsiga dhalinyarada lakin Makamada ayaa cadeesay in mid kamid ah oo 15-jirka lagu xukumay masaafurin madama uu isaga uu geestay dilka.

xildhibaan Hans Ranholm ayaa qabta, in tani ay noqon karto markii ugu horeysay, kiiska qof dhalinyaro ah oo la Masaafuriyo.

Markii hore waxaa mamnuuc ahayd in la tarxiilo qof Sweden yimid ka hor 15 sano oo halkan ku noolaa shan sano, laakiin xayiraadda ayaa laga qaaday isbedel lagu sameeyay sharciga 2022.

Previous articleFarmaajo oo Mudo Dheer kadib ka Dagay Magaalada Muqdisho
Next articleCaalamka: Tirada Dhimashada ee Shacabka Qaza oo mareysa 30,000 Qof

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here