Home Wararka Maanta Sweden: Toogasho ka dhacay Koonfurta Stockholm oo Qof lagu dhaawacay

Sweden: Toogasho ka dhacay Koonfurta Stockholm oo Qof lagu dhaawacay

0

Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka.

Dhoor qof oo kamid ah Dadka Deegaanka ayaa Toogashada la wadaagay Booliska iyadoo intaasi kadib goobta uu falkaasi ka dhacay loogu tagay qof la toogtay

– Waxaan maqlay laba jug oo dhawaq ah ka dibna waxaan arkay baabuur badan oo booliis ah. Waxay ahayd mid cabsi badan, ayay haweeney u sheegtay Aftonbladet.

Toogashada ka dhacday Stockholm ayaa bilooyinka ugu danbeeyay waxay aheyd mid hoos u dhac xoogan laga dareemay kadib markii Booliska ay sameeyeen baaritaano adag.

Previous articleEhelada Abukar oo Dhawaan Afduub iyo Dil loo Gaystay Oo Hadlay
Next articleGAZA: Caalamka oo ka falceliyay Xasuuqa loo geestay Dadka Shacabka ee GAZA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here