Home Wararka Maanta Sweden: Xisbiyada Dowlada oo ka Shacbiyad batay Mucaaradka Wadankaasi

Sweden: Xisbiyada Dowlada oo ka Shacbiyad batay Mucaaradka Wadankaasi

0

Xisbiyada ku jira Dowlada Sweden ee hada dhisan ayaa shacbiyadooda waxay noqotay mid aad u kacda marka la eego Rayi’uruurintii u danbeesay ee la sameeyay.

Raadiyadaha Dowlada oo sameeyay Rayi’uruurin ayaa muujineysa in ay korortay Shacbiyada ay heesteen Dowlada ilaa 12 dhibcood iyagoo 5 dhibic oo kaliya ka hooseeya Mucaaradka Dowlada.

Waa Bishii Afaraad oo isku xigta oo kor u kacdo shacbiyada Dowlada ee Dadweynaha Sweden.

Dadka laga qaaday Rayi’uruurinta ayaa sheegaya in Dowlada ay qabatay kana soo baxday Shaqooyinkii loo igmaday.

Previous articleYurub: Tirada Dadka Maganelyo-doonka Yurub oo Sare u kacday
Next articleMuqdisho: Dowlada Shiinaha oo lagu wareejiyay Dhul ku yaalla Caasimada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here