Home Wararka Maanta Turkiga oo looga Dhawaaqay Labo Maalin oo Baroor Diiq ah Dilkii Ismaaciil...

Turkiga oo looga Dhawaaqay Labo Maalin oo Baroor Diiq ah Dilkii Ismaaciil Haniyeh

0
Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan, ayaa ku dhawaaqay maanta oo Jimce ah oo ku beegan 02-Aug, inay tahay maalin baroor-diiq qaran ah oo ku aaddan dilkii loo geystay Madaxii Xafiiska Siyaasadda ee Ururka Xamaas Ismaaciil Haniyeh.
“Si aan u muujino taageerada aan u hiilineyno Qadiyadda Falastiin, isla markaana aan garab istaagno walaalaheen Falastiin, waxaa lagu dhawaaqay maalin baroor diiq qaran ah (August 2) oo ah maalin baroor diiq ah, taas oo ay sabab u tahay geerida Guddoomiyaha Xafiiska Siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyeh,” ayuu ku yiri barta X. .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here