Home Wararka Caalamka UK oo sheegtay in aysan Israa’iil ku taageeri doonin haddii ay qaaddo...

UK oo sheegtay in aysan Israa’iil ku taageeri doonin haddii ay qaaddo tallaabo ay uga digtay

0

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK, David Cameron ayaa mar kale ku celiyay mowqifka UK ee ah in aysan taageeri doonin howlgalka weyn ee Israa’iil ay ka waddo Rafax “haddii uusan jirin qorshe cad oo lagu badbaadinayo nolosha dadka”.

“Ma aanan arag qorshahaas, marka duruufaha jira awgood ma taageeri doono hawlgal weyn oo ka dhaca Rafax,” ayuu yiri Cameron.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay “farqiga aasaasiga ah” ee u dhexeeya habka UK iyo Mareykanka, halkaas oo madaxweyne Joe Biden uu ka digay inuu joojin doono xoogaa hub ah oo la siiyo Israa’iil haddii uu dhaco weerar ka dhan ah Rafax.

Previous articleRag Khiyaano Cajiib ah Ku Sameeyey Gobalka Banaadir oo lasoo Qabtay
Next articleIsraa’iil oo ka soo horjeesatay go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here